Caaisha Rabiica oo noqotay kabtan buuxa fiirso
|
JSB Axad 18-12-2011: Waa sacdiya Casiis iyo Sacdiya waa labo duuliye oo u dhashay wadanka Pakistaan oo noqday dumarkii ugu horeeyey ee diyaarada ay wadaan labadaan duuliye ee dumarka ah ayaan looga baran wadamo badan oo adduunka ka tirsan. Waa arrin leh ku dayasho iyadoo raacayo sid aay diinta qabto.
Haweenka waxay ku duulayaan diyaarada nooca loo yaqaan Fokker 27 oo masaafada dhexe looga talalgay. Shirkada Somali airlines waxay lahayd labo Fokker 27. Labada diyaaradoodba waa ay dhaceen oo cid ka badbaaday ma jirto. Mid Balcad ayay ku dhacday oo dhamaan rakaabkii saarnaa ku dhinteen AUN. Mid kalena waxay ku dhacday Boorame iyadoo ay sheegteen jabhadii SNM oo ka dagaal gashay gobolada waqooyiga Soomaaliya.
Asli Xasan Cabaade 1979 Halkaan ka fiirso
Soomaaliya waxaa ugu horaysan gabadha la yiraa Asli Xasan Cabaade oo ku duushay diyaarad nooca loo yaqaan Cessna sannadkii 1979 oo 32 sanno lagria joogo. Pakistan hadda ayay yeelatay haween ku duula diyaarad oo shaqaalaha oo dhan yihiin dumar. Ka warama Sacuudiga oo hadda dhaqan ku mashquulay oo u diiday dumarka in ay duulaan iyadoo arrin shaqo ahayn.
Miiska gaadiidka cirka
JSB
Daud
| < Prev | Next > |
|---|
