Maxaad ka taqaan wadamada isticmaala Lacagta Yuurada
|
JSB Isniin 19-12-2011: Bar ama baro
Wadamada midowga Yurub ee isticmaala Yuurada oo kala ah 17 wadan oo kala ah sidan:- Halkaan ka akhriso
- Malta,
- the Netherlands
- Austria,
- Portugal,
- Slovenia,
- Slovakia
- Finland
- Belgium
- Germany
- Estonia
- Ireland
- Greece
- Spain
- France
- Italy
- Cyprus
- Luxembourg
17 ka wadan ee kor ku taxan waxay iskula jiraan oo ay wadagaan lacagta Yuurada loo yaqaan oo ayaamahan danbe dhibaato iyo busaarad dhaqaale u keentay wadamadaan.
Qaybta wacyigelinta bar ama baro
JSB
Daud
Isha: Halkaan ka akhriso faahfaahin dheeraad ah oo Ingiriis ah
| < Prev | Next > |
|---|
