JSB Arbaco 21/12/2011 Cayaartoyda gabdhaha Soomaliyeed ee kubada kolayga oo iska hor yimadeen gabdhaha kubada kolayga ee kuwait.   Ciyaartan oo xiiso lahayd dad badana kasoo qaybgaleen ayaa ka dhacday Dooxa wadanka. Gabdhaha Soomaaliyeed waxay muujiyeen ciyaar heersare ah oo ay uga badiyeen  kooxda kubada kolayga ee Kuwayt.

Furitaanka Ciyaarta daawasho Wacan



Ciyaarta halkaan ka fiirso



 

Ciyaartaan oo eey dawanayan dad Somaliyeed oo aad u fara badan ayaa waxa eey goroonka kala laabteen farxad aad u ween maxaa yeelay wayahay dambe dadka dhagahooda waxa kabadatay cayaartoyda somalida waa laga badyay lakin wax taas badalay maanta gabdhaha kooxda kolayga somaliyeed oo dadwenihii dawnaya u soo bandhigay ciyaar layaab leh gabdhahan oo ah gabdha eey da,.dooda ey aad uyartay kuna yeelan doona mustaqbalka kooxda gabdhaha kolayga somaliyeed waxa aan u gu hambalyeyna iyaga iyo macalinkoodaba guusha eey garan.