Facebook oo 55 % dadka adduunka isticmaalaan
|
JSB Khamiis 22-12-2011: 55 boqolkiiba dadka isticmaala shabakada internet-ka oo garayo 1.7 milyaardi qofood ayaa 55 % ay isticmaalaan Facebook. Facebook ayaa sannadkii 2007 dadka isticmaalo dhamaayeen 6 %. waxaa ku kordhay 49 %
Facebook
Facebuuga ayaa faaiido iyo dhibaato labadaba leh oo dad badan iskula xiriiraan iyadoo faiidadiisa ay ka badatay dhibaatada uu leeyahay oo aad arkayso mararka qaarkood dad xaasas ah oo ku mashquulay Facebuuga oo iloobay xilkii ka saarnaa reerkooda iyo carruurtooda Dad badana ayba ku kala tageen oo reerahoodii ku burbureen.
Nederland oo adeega shabakada internet-ka dad badan u leeyihiin fursad ayaa waxaa booqda 94 % saaydadka ay ka mid yihiin
Saaydadkan oo loo yaqaan sociale network isku xirka bulshada ayaa xitaa waxaa loo isticmaalay kacdoonkii dunida Carabta oo dowlada badan oo bariga dhexe iyo wadamada Maqrib la isku yiraa galaaftay.
| < Prev | Next > |
|---|
