Dadka ku nool wadanka Samoa ee ku taal Koonfurta Badweynta daggan ayaa noqday dadka ugu horreeya dunida ee soo dhaweeyay Sanadka cusub 2012-ka.

 

 

 

 

Samoa, waxay ku taal Badweynta daggan.

Reer Somoa waxa ay soo dhaweynta sanadka bilaabeen xilli saacadda wadanka Holland ay ku beegneyd 11.00 aroornimo halka Soomaaliyana ay ku beeganeyd 13.00 duhurnimo.

Samoa waxaa ku nool 179.000, iyadoo wadamada dariska la ah sida New Zeeland iyo Australia ay iyana saacad ay kaga hartay soo dhaweynta sanadka cusub.

©Xogsheeg.com