Dufaano dabaylo wata oo laga digay in laga feejignaado
|
JSN Talaado 03-12-2012: Duufaano dabaylo wata oo xawaarahooda gaarayo 100 ilaa 120 km ayaa hay ada sadaasha hawada ee Nederland uga digtay dadka in ay ka feejignaadaan qaasatan dadka ku nool dhinaca badda waqooyi iyo baabuurta isticmaalayso ay si taxadir ah uga feejignaadaan duufaanta dabaylaha wato iyo roobka

Gobolada laga digay waa gobolada ku yaal xagga badda oo duufaanta aad u badan tahay , qaasatan Noord Holland iyo gobolada ku xeeran oo boorar iyo geedo dabaylaha xididka u siibeen.


Dabaylahaan duufaanta wata waxay dhibaato ka gaysteen wadamo kale oo Yurub ah sida Ingiriiska
| < Prev | Next > |
|---|
