Soomaalida Nederland iyo sannadka 2012
|
JSN Jimco 07-01-2012: Iyadoo ay jiraan busaarad iyo tashiil dhaqaale oo ay dowlada Nederland ku dhawaaqday taasoo gaarayso lacag dhan 18 milyaardi in ay dowlada xulufada ah ee ka kooban xisbiyada VVD,CDA iyo xisbiga xagjirka ah ee shaqada ka dhigtay nacaybka cidii aan cadaan ahayn ayaa waxaa lagama maarmaan ah in aan bulshada Soomaaliyeed ee Nederland isku dayno in aan marwalba wargelino xaalada uu wadanka ku suganyahay dhinacyo badan. Riix halkaan si aad fikradaada u dhiibato
Dooda todobaadka : Maxaa la gudboon Soomaalida Nederland si ay u gaaraan horukac dhinacyada shaqada iyo waxbarashada :
Soomaalida Nederland oo lagu qadaray 20 ilaa 30.000 ayaa waxaa dhib wayn ka haystaa shaqo iyo xirfad la'aanta, Ururo tiro badan oo hadaf laawayaal ah oo shaqsiyaad jeebka ugu jiro kala tag reeraha isqaba , qaadka iyo muqaadaraadka kale haba ugu darnaado jaadka ?
Ka dhiibo fikradaada, fadlan dooda haku salaysnaato mowduuca iyo cilmi.
Riix halkaan si aad fikradaada u dhiibato
Dood wacan oo wanaagsan
Joornaalka Soomaalida Nederland
| < Prev | Next > |
|---|
