Biliiska Nederland oo ka hortaga dhaca baabuurta aalad cusub la gudoonsiiyey
|
JSN Isniin 09-Janaayo-2012: Biliiska Nederland ayaa waxaa lagu wareejiyey aalad cusub oo looga hortago in baabuurta baxsado loo dhigo aaladaan oo ah misaamiir sida darinta oo kale jidka la dhigo iyadoo baabuurkii dulmara aaryada ku jirto lugaha ka baxayso sidaana lagu istaajin karo. Waxaa aalad isticmaali doona biliiska gobolada wadanka |Nederland qaasatan Midden en West Brabant, Brabant Zuidoost, Brabant Noord, Zeeland Amsterdam iyo Amsterdam Amsterdam-Amstelland.

| < Prev | Next > |
|---|
