JSN Isniin 06-01-2012: Nederland ayaa laga helay gaaskii ugu badnaa ilaa sannadkii 1995 oo ahayd markii ugu danbaysay ee la helo gaas u dhigma kan hadda oo ka badan. Gaaskan ayaa waxaa laga qoday ceel dhirirkiisa gaarayo 3900 meter iyadoo la isticmaalay tiknoolajiyo cusub oo ah qalabka lagu duleeliyo marka la qoday ceelasha gaaska iyo batroolka dhulka hoostiisa. Waxaa la bilaabay qoditaanka ceelkan bilihii Agoosto iyo Oktoobar sannadkii la soo dhaafay ee 2011. Waxaa gaaska laga helay gobolka Friesland

 

Gaaskan oo lagu qiyaasay inta uu dhan yahay 4 milyaardi oo kubiik meter oo ah gaas badan. Nederland gaaska sannadkii ay isticmaasho ayaa dhan 2.5 malyuun