JSN Talaado 17-Janaayo-2012:  Ciyaaryahanka Robin van Persie ayaa shalay Isniin 16-01-2012 ka qaybgalay sannadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay curintii Street League oo loogu talagalay in uu dhalinta ka caawino kubbada cagta iyo waxbarashada. Robert van Persie  wuxuu xagga weerarka uga ciyaaraa kooxda Arsenal ee wadanka Ingiriiska

 Raisal wasaaraha Ingiriiska David Cameron iyo Robin Van Persie 10 downing street London

 

Ciyaaryahan Van Persie halkaan ka akhriso maqaaladii hore ee aan ka qornay

Ciyaaryahanka Robert van Persie oo Maradona ku booqday Dubai

Joornaalka Soomaalida Nederland JSN

Ma haysaa aqbaar ama war aad is leedahay wuxuu muhiim u yahay Soomaalida Nederlanda fadlan noogu soo gudbi halkaan