JSN Arbaco 18-Janaayo-2012: Shaqo la'aanta boqortooyada midowday ee Ingiriiska ay gaartay halkii ugu sareysay 17 kii sanno ee la soo dhaafay oo gaaray 8.4 % iyadoo shaqo la'aanta november 2011 ay ahayd 2.6 malyuun oo shaqo laawayaal ah. Waxaa warbixintaan soo saaray xafiiska tirakoobka ee wadanka Ingiriiska

 

Shaqo la'aanta dhalinta Ingiriiska oo ay cimrigooda u dhaxeeyo 16 ilaa 24 jir ayaa gaartay  1 malyuun oo dhalinyaro Ingiriis ah ayaa camal la'aan ah oo 22 % ka dhigayso shaqo la'aantii ugu xumayda laga soo bilaabo sannadkii 1992.

Jaarnaalka Soomaalida Nederland JSN