Dowlada Nederland oo ka digtay safarka Itoobiya
|
JSN Arbaco 18-01-2012: Dowlada Nederland wasaaradeeda arrimaha dibada ayaa wax ka badashay taladii ay ka bixin jirtay safarada lagu aado wadanka Itoobiya ka dib markii lagu dilay shan dalxiisayaal ah gobolka cafarta degto ee Itoobiya
Dadka la dilay ayaa kala ahaa dad u dhashay laboHangari, labo Jarmal iyo qof u dhashay wadanka Austria, waxay wasaarada arrimaha dibada usoo jeedisay in meelaha ay ka dhaceen dhacdadaan kala talisay in aan loo safrin iyo meelo kale oo ka tirsan wadanka Itoobiya hadaysan ahayn lagama maarmaan.
| < Prev | Next > |
|---|