Diva Oprah Winfrey oo Taj Mahal tagtay iskuna sawirtay
|
JSN Sabti 21-Janaayo-2012: Haweeneyda la yiraa Oprah Winfrey oo ay dad badan ku yaqaaniin bandhiga telefishinka ay ka soo bandhigi jirtay iyadoo joogta wadanka |Maraykanka ay tagtay Taj Mahal ee Indiya iskuna soo sawirtay nasiib daro iyadoo cidkale aysan ka ag muuqan oo xitaa eygii ay lahayd uusan la socon, tani waxay ku tusaysaa in dhaqaale badan uusan xalin karin dhibaatooyinka adduunka jira oo cidii Illaah u wanaajiyo ay u wanaagsantahay cidii uusan u hagaajina warkeed daa.
Oprah Winfrey Taj Mahal Indiya
Haweeneydaan ayaa ka mid ah dadka madoow ee Maraykanka ah ee dhaqaalaha ugu badan adduunka leh iyadoo ka samaysay barnaamij telefishinka ah oo ay dadka ku wareysan jirtay oo ay dad badan ka heleen. Saddex ka mid ah kuwa ilaaliya nabadgelyadeeda ayay isku dhaceen biliiska Indiya oo waxooga ka dib laga heshiiyey. Oprah waxay
| < Prev | Next > |
|---|