JSN Sabti 21-Janaayo-2012: Curiyihii shirkada samayso barnaamijyada ay ku shaqeeyaan kombiyuutarada ee loo Microsoft Corporation oo ay dad badan iyo kombiyuutaro badan loo isticmaalo oo luqada khalaad lagu yiraa operating system marka la soo gaabiyana loo qoro  OS oo aan ku fasiray hagaha hagaha barnaamijka uu ku shaqeeyo kombiyuutarka. Mudane BIl Gates ayaa dhawaanahaan waxaa lagu eedeeyey in uu ku jiro talaabooyin ka dhan shucuubta dunida 3aad ku dhaqan oo ay Soomaalida ka mid tahay in uu ku talo jiro in uu dadka ku laayo talaal cusub oo isaga maalgeliyo isagoo dan leh in uu ku yareeyo dadka dhalanaayo oo ku sheegay in  adduunka uusan awoodin in uu quudiyo dadka tirada ka sii badanayo 6.8 bilyan kor u dhaafay

Bill Gates oo ka hadlayo foormulaha CO2 = P x S x C x E x C  faahfaahin dheeraad ah ka fiirso hoos

Bill Gates oo ah maalqabeen xoolo badan ka helay barnaamijyada haga kombiyuutarada kuna shaqeeeyaan ayaa wuxuu maalgeliyey talaalo lagu wiiqayo sidii loo dadka ma dhalays looga dhigi lahaa ama loo yareeyn lahaa. Dood badan ayaa laga sameeyey  khubaro ku xeeldheera arrimaha caafimaadka daryeelka hooyada iyo ilmaha.