Maxsuulkii aftidii joojinta jaadka oo la soo afjaray
|
JSN Sabti 21-Janaayo-2012: Waxaan afti ka qaadnay akhristayaasha joornaalka Soomaalida ee Nederland fikrad ku saasbsan joojinta jaadka oo ay ka dhiibteen fikradooda sida soo socota :-
| Aftida joojinta Jaadka Nederland | ||
|---|---|---|
| Ha la joojiyo faaiido maleh | ||
| 40% | ||
| Joojintiisa waan soo dhawaynayaa | ||
| 20% | ||
| Dhisaha cadawga dumiyaha dhaqaalaheena | ||
| 20% | ||
| Dhibaato, dhaqaale iyo caafimaad | ||
| 10% | ||
| Umada Allaha ka madoobeeyo | ||
| 10% | ||
Sida ka muuqato qaybta kore waxaa cadaatay in akhristayaasha ay isku raaceen in la joojiyo ay mudan tahay faaiidana lahayn 40 boqolkiiba, halka ay 20 % isku raaceen in ay soo dhawaynayaan in la joojiyo jaadka, labo qaybood ee hartayna ay isku raaceen oo midkiiba 10 % dhibaato dhaqaale iyo mid caafimaad. meesha ay 10 % u duceeyeen in Illaah ka madoobeeyo
| Number of Voters | : 10 |
| First Vote | : Thursday, 12 January 2012 15:01 |
| Last Vote | : Thursday, 19 January 2012 15:39 |
| < Prev | Next > |
|---|