JSN Isniin 23-Janaayo-2012: Ciyaaryahan Robin van Persi oo ah Nederlandees u ciyaara kooxda Arsenal ayaa wuxuu ku martiqaaday awowgiis Wim Ras oo uu bartay markuu jiray 70 sanno ka horna ayan is aqoon waa mudo hadda laga joogo 21 sanno. Robin ayaa ciyaar xiiso leh oo ay isaga hor yimaadeen kooxdiisa Arsenal iyo Manschester oo uu halkaas ku dhaliyey gool bar baro ka dhigay oo uu golkaan u hibeeyey awowgiis Wim Ras oo ciyaarta fiirsanayey oo uu funaanadiisa hoose ku qoray dhalasho wacan awoowe dhalashadaada 91 aad

 dhalasho wacan awoowe Wim dhalashadiisii 91 aad

Robin van Persie oo sheegay in awoowgiis uu ciyaari jiray kubbada cagta uuna ahaa gool haye kooxda Nec