JSN Khamiis 26-Janaayo-2012: Xisbiga majaraha wadanka hayo ee CDA ku xigeenka raisalwasaaraha  Nederland ee Maxime Verhagen ayaa waayey xubno dhan 4,600  oo horay uga tirsanaan jiray ka dib markii ay ka waayeen xisbiga sababihii ay u doorteen noqdayna mid usoo jeestay in uu sameeyo tashiil dhaqaale oo dadkii deganaa Nederland ka yaabiyey. Xisbigaan ayaa ah xisbi ku dhisan diinta masiixiga o

Ruth Peetoom, dhexda bidix Sybrand van Haersma Buma Midigtana Maxime Verhagen

Xisbiyada xulufada ah ee ay ku dhisantahay kabineetka dowlada Nederland ayaa ah mid sumcadeeda aysan fiicnayn iyadoo dadkii ay ka aamin baxeen oo hoos u dhacii ugu xumaa xagga siyaasada iyo siyaasiyiinta Nederland ku qabaan shicibka Nederland.