Isniin 30-Janaayo-2012: Ciyaaryahanka kubbada cagta Wesley Sneijder ayaa noqday ciyaaryahanka ugu dakhliga badana sannadka tagay ee 2011. Waxaa soo galay dakhli dhan 12.120.000 Yuuro taasoo ka dhigayso ciyaaryahanka ugu mushaarka badnaa ee ah Nederlandees.
Wesley Sneijder