JSN Talaado 31-Janaayo-2012: Dad gaaraya hal malyuun ayaa saxiixday arjiga wadajirka loo wada qorto ee loo yaqaan Petition iyagoo uga soo horjeeda sharci lagu wiiqayo is dhaafsiga xorta macluumaadka iyo aqbaaraha ee shabakada internet-ka. Sharcigaan oo la sheegay in looga hortagayo in la is dhaafsado heesaha iyo barnaamijyada gaarka u ah shirkadaha ee badanaa la isku dhaafsado internet-ka.

Sawirka Novum


 

Dadkaan waxay ku tilmaameen in uu sharcigan wiiqayo xuquuqda ay u leeyihiin in dadku isku dhaafsadaan karaan wixii firkado iyo araa ah,.