JSN 2 qamiis 2012 Wadamada yurub oo lugu jiro xiligooda qaboobaha ayaa hadana sanadkan uu soo dahay qabowga hase ahaatee dhamaadka bisha janawari ayaa waxaa yimid qaboow aan caadi ahayn oo ay ku dhinteen dad farabadan, haba ugu darnaadaan wadamada Yurubta bari.

Wadamada qaboowga loogu dhintay sannadka  waxaa ka mid ah Poland oo eey ku dhinteen dad garaya ilaa 29 qof dadkan oo badan dadka darbi jiifka ah oo aan lahen meel eey seexdaan waxa kaloo kamid wadamada eey ku dhinteen dadka wadanka Ukraine oo u qabow gaaray ilaa -30 eey ku dhiteen dad aad u fara badan oo garaya ilaa 63 qof oo iyana aha intoda badan dadka aan guryaha laheen.

Waxaa kale oo jira in wadanka Bilgim eey ku heeso dad qaxootiya gurya la,aan oo eey u doodayaan dadka caawiya kuwa dhibaatesan ayaga oo sheegay in eeynana dadkani waqtigan qabowga ah ku noolaan karin banaanka iyada oo la wareestay dadka qaxootiga sida eey ku nool yihiin ayaa waxaa eey sheegeen in eey habeenkii adan meelaha isteshin tarenada ah si eey uga dhuuntaan qaboowga laakiin kadib markii eey u doden kuwa caawiya qoxootiga ayaa waxaa loo halay meela eey kaga bad baadaan qabowga sida iskoolo. kaniisado, gurya dowlada leedahay oo aan la deganeen.Qaboowgan kuma eka yurub oo kaliya ee xita waxa wadanka japan ku dhintay 5 qof dakan ku dhintay wadanka japan ayaa waxa ah dad wayeel ah ayaga oo dadka dhintay qarkood  isla barafka saran guryahooda korkiisa ka xaqa ku soo dhacay dhulka kidibna halkaas ku geeriyooday.