Aftidii Shirka lagu qaban doono London 23-02-2012
|
JSN 04-02-2012: Afti ay ka qaybqaateen akhristayaasha Joornaalka Soomaalida ee Nederland iyadoo lagu soo bandhigay joornaalka ayaa dadkii ka qaybqaateen waxay codkoodii u dhiibteen sida soo socota.

Sida aad ku aragto miiska kore ayaa ayaa boqolkiiba 30 % ay isku raaceen in uu Ingiriiska qaa in yahay lana aamini karin, halka 30 % iyana ay u codeeyeen mid lagu fulinayo danaha shisheeye. 20 % waxay u codeyeen in shirkaan yahay mid lagu majaxaabinayo Qaranimada Soomaaliya. 10 % kana ay u codeyeen mid lagu wiiqayo jiritaanka Soomaaliya iyo Soomaalida.
| < Prev | Next > |
|---|
