Ciyaaryahanka Robert van Persie oo Maradona ku booqday Dubai
|
JSN Isniin 09-Janaayo-2012:
Ciyaaryahanka Robert van Persie oo ku jooga booqasho fasax ah Dubai ayaa ku booqday ciyaaryahanka weeyn Maradona oo tababare u ah kooxda Al Wasi ee wadanka Imaaraadka Carabta. Van Persie oo booqasho ku jooga magaalada Dubai isaga iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa ay booqdeen mar uu tababar u socday kooxda Al Wasi oo Maradona tabaabare u yahay.
Robert van Persie wuxuu xagga weerarka uga ciyaaraa kooxda Arsenal ee wadanka Ingiriiska.

| < Prev | Next > |
|---|
