Waxaa tahniyad aroos ah halkaan ka dirayo : Reer Aabe Muxudiin Maxamed iyo Aabe Iimaan Gagaale, Jamiilo Muxudiin Maxamed, Xaawo Muxidiin Maxamed, Hatuur Muxudiin iyo Amal Iimaan Gagaale, Deeqo Iimaan Gagaale, Nawaal Iimaan Gagaale, Xusseen Iimaan Gagaale, Ilhaan Iimaan Gagaale, Cali Iimaan Gagaale, Sacdiyo iyo Caadil Shidane, Cabdullaahi Cabdi Cali, Xasan Iligbele, Cali iyo Xasan Yuusuf, waxay halkaan uga dirayaan salaan iyo tahniyada arooska : Asad Iimaan Gagaale iyo Yasmiin Maxamed Muxidiin oo arooskooda ka dhacay 10-12-2011 Wadanka Nederland qaasatan magaalada Boningen Nijmegen.